RW hore ee Somalia oo dalab xasaasi ah u diray Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir

Ra’isul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geeddi ayaa Maamulka Gobolka Banaadir ugu baaqay inay furaan wadooyinka xiran ee magaalada Muqdisho. Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Dhagax uusan amni sugi karin, balse amniga lagu sugi karo ilaalinta sharciga, iyo dedaalka Ciidamada amaanka, wuxuuna tilmaamay wadooyinka xiran in shacabka Soomaaliyeed ay u arkaan mid ciqaab … Continue reading RW hore ee Somalia oo dalab xasaasi ah u diray Guddoomiyaha cusub ee G/Banaadir